Ciidanka Huwanta oo xalay Al Shabaab kala wareegay Deegaano Hiiraan ka joogeen

Ciidanka milatariga Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamo dadka deegaanka ah ayaa xalay dagaalyahanada Al Shabaab waxa ay kala weareegeen deegaano kuyaalla Koonfurta Gobolka Hiiraan . Warbaahinta dowladda Soomaaliya afkeeda ku hadasha, ayaa sheegtay in ciidanka macawuusleyda iyo kuwa milatariga Soomaaliya weerar ku qaadeen deegaano Al Shabaab gacanta ku hayeen . Deegaanada ciidanka dowladda iyo … Continue reading Ciidanka Huwanta oo xalay Al Shabaab kala wareegay Deegaano Hiiraan ka joogeen